Lyrics

Walow aan soo rafaadnay Dadaalna usoo ruclaynay Riyada la inoo rumeeyay Hankiyo rajada dhaboway Rabaa mahadeeda yeeshay Walow aan soo rafaadnay Dadaalna usoo ruclaynay Riyada la inoo rumeeyay Hankiyo rajada dhaboway Rabaa mahadeeda yeeshay Naftiyo ruuxdaan wadaagney Rutnii nacab uu ku daalay Raxmaay qalbigii ku raacay Ma raysan markaad ka dhooftay Ma raysan markaad ka dhooftay Naftiyo ruuxdaan wadaagney Rutnii nacab uu ku daalay Raxmaay qalbigii ku raacay Ma raysan markaad ka dhooftay Ma raysan markaad ka dhooftay Ra'yiga labadii mideeyay Rasmi'na isku jecel is dooney Sideenana wada riyaaqay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Sideenana wada riyaaqay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Walow aan soo raxlaynay Cidloonon soo rogaadney Si roon goortaan rafiiqnay Dhibtiyo rarankii na daayay Adaa raaliya idleeyay Walow aan soo raxlaynay Cidloonon soo rogaadney Si roon goortaan rafiiqnay Dhibtiyo rarankii na daayay Adaa raaliya idleeyay Waxaan raad caashaq reebay Sidaan isku raadinaynay Qoyskiyo reerkaynu taagney Raxmada ubadbaa ku biiray Raxmada ubadbaa ku biiray Waxaan raad caashaq reebay Sidaan isku raadinaynay Qoyskiyo reerkaynu taagney Raxmada ubadbaa ku biiray Raxmada ubadbaa ku biiray Ra'yiga labadii mideeyay Rasmi'na isku jecel is dooney Sideenana wada riyaaqay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Sideenana wada riyaaqay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Sideenana wada riyaaqay Ayaan rug barwaaqo yeeshay Ayaan rug barwaaqo yeeshay END
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out